Haweeney qaliin looga sameeyey caloosha oo laga soo saaray 158 nooc oo biro ah (Sawirro)

Haweeney u dhalatay dalka Turkiga oo ka cabanaya xanuun dhanka caloosha ayaa lagu sameeyey Qaliin qaatay 2 saac iyo Bar. Dhakhtiirta fuliyey Qaliinkaasi waxay ka argagaxeen Qalabka kala duwan ee ay ku dhex arkeen inta ay ku guda-jireen Qaliinkaasi oo ka dhacay Isbitaalka Tababarka iyo Cilmi-baarista ee (The Van Training and Research  Hospital) oo ku … Continue reading Haweeney qaliin looga sameeyey caloosha oo laga soo saaray 158 nooc oo biro ah (Sawirro)